Shopping cart

    Subtotal $0.00

    View cartCheckout

    If you have any question please contact us Now. We wil be happy to solve your problem

    Latest Dental Updates

    Hadaf Dental Equipment Co. waxa ay kuu keenaysaa qalabka ugu casrisan ee dhakhaatiirta ilka u fududeynaya shaqadooda. Hoos ka akhri faahfaahinta Mini Ray DTE & i-Sensor DTE.

    Mini Ray DTE – Portable Dental X-ray

    High-Quality Imaging: Waxay siisaa sawirro sax ah oo cad.
    Low Radiation Exposure: Badbaado u ah bukaanka iyo dhakhtarka.
    Lightweight & Portable: Fududahay in la qaado, laguna isticmaalo goobo kala duwan.
    Long Battery Life: Waqti dheer oo shaqo ah, wax badalna uma baahna.

    Ku habboon: Dhakhaatiirta ilka, rugaha caafimaadka, iyo kuwa mobile unit u adeegga ah.

    i-Sensor DTE – High-Resolution Digital X-ray Sensor

    🔹 Ultra-Clear Image Quality: Saxnaan sare leh, si loo helo natiijo sax ah.
    🔹 Durable & Waterproof: Adkeysi badan, xitaa biyaha wuu celin karaa.
    🔹 Fast & Efficient: Ka shaqeynaya si degdeg ah, waqti badbaadinaya.
    🔹 Universal Compatibility: Waxaa la shaqeynaya dhammaan software-yada casriga ah ee dental.

    Ku habboon: Dhakhaatiirta u baahan sawir degdeg ah oo sax ah si ay si fudud u baaraan bukaannadooda.

    Comments are closed